Kaafia Center waa xarun hormarineed oo u heellan kor u qaadidda caafimaadka qoyska, maskaxda, iyo xiriirka bulsho. Waxaan bixinaa la-talin shakhsi iyo qoys, tababaro xirfadeed, iyo koorsooyin kobciya fahamka nafta, waalidnimada, iyo is-maamulka dareenka. Ujeedadeennu waa in aan dadka ku taageerno safarka noloshooda si ay u gaaraan isbeddel waara oo togan.
Kaafia Center โ Qoys caafimaad qaba, bulsho kobcaysa.