“Qof walba wuxuu leeyahay dabeecad iyo hab fikir gaar ah oo saamayn ku yeesha noloshiisa, xiriiradiisa iyo sida uu ula qabsado xaaladaha kala duwan. Personality Test-kan waxaan kuugu diyaarinay si uu kuugu fududeeyo in aad si qoto dheer u fahamto naftaada, xoogagaaga iyo meelaha aad horumar ka samayn karto. Jawaabahaaga waxay ku siin doonaan aragtiyo kaa caawinaya in aad si fiican u maareyso dareenkaaga iyo xiriiradaada. U qaado dhowr daqiiqo oo aad buuxiso su’aalahan si aad u ogaatid shakhsiyaddaada!”